Waxaanu ku Caawinaa Dhammaan Dadka Reer Minnesota Inay Ku guulaystaan Lahaansho Guri oo Waara

Lahaanshaha guriga ee xiliga waxay dhista maaliyad. Xarunta Lahaanshaha Guryaha Minnesota (Minnesota Homeownership Center) waxay bixisaa adeegyada la taliyaha bilaashka ah iyo ilaha kale si lagaaga caawiyo inaad guri iibsato, iyo caawimada mid ilaa mid ah si loo caawiyo ka hortagga kala wareegida guriga daynsiga ah marka wakhtiyadu ay adag yihiin.

Waxaanu ku hadalnaa Soomaali.

Laga bilaabo 1993, Xarunta lahaanshaha Guriga Minnesota (Minnesota Homeownership Center) waxay caawisay in ka badan 100,000 oo qoys  inay iibsadaan guryo ay leeyihiin.

Ma u baahan tahay helida taageerada aad u baahan tahay? Ma qabtaa su’aal? Dareen xoriyada inaad nagula soo xidhiidho telefoon ama qaabka hoose.

Woman Reading Paper

Ma jiraan taibarro afsoomali ah oo xiliyadan soo socda la qorsheeyey.

Fadlan kala Xidhiidh la- Taliyaha Guri-iibsiga  wixii caawimo ah.

Hel La taliyaha Iibsadaha Guriga